QORSHAHA NOLOSHA Ep:1Esplicito
di Ali Mire Ahmed
Waxaa bilowday Podcast Cusub oo Aan ugu Magac bixinay Qorshaha Nolosha ..
Si,guud Ujeedada iyo Hadafka Barnaamijkaani Waxaan rabnaa inaan dhisno ,
Bulsho Fahansan Qorshaheeda Nololeed Si,aan Uga badbaadno Qorxumo Haysata dadkeena taas oo keenta Guuldarooyin waa wayn oo ku yimaada Maaraynta nolosha
iyo Habdhaqanka'
Barnaamijka waxaa daadihinaya
... Leggi dettagli