Maxamed Buux

Maxamed Buux

Shaah iyo Shaxan by Fankeenna

Episode notes

Hadda waxaad dhagaysan kartaa waraysigii ugu dambeeyay ee #ShaahIyoShaxan, oo ah kal-kiisi koowaad ee qaybtii labaad ee taxnaha. Waxaa marti inoogu ahaa Maxamed Buux, oo Mustafe Axmed ka waraystay turjumidda buugta iyo buugga Gadhoodh Macaan, oo uu qoray Nuuraddiin Faarax islamarkaana uu turjumay Maxamed Buux.

#ShaahIyoShaxan #Fankeenna #Writing #Translating

Keywords
authorbooksSomali languageTranslatingTranslation