Sign up free
Features
Resources
Pricing
Podcasts
Sign up free
Sign In
QORSHAHA NOLOSHA Ep:1
by Ali Mire Ahmed
Mental Health
Islam
RSS feed
Website
Listen on
Share
Episodes
About
Season 36
QORSHAHA NOLOSHA
Explicit
Ee Barnaamijka Qorshaha Nolol ee Aynu ku dhisayno Qaabka Aynu U wajahayno Qaab dhismeedka qoyskeena iyo Halkaynu kabilaabayno,Qoys fahansan.. Qorshaha nololsha waayo hadaynaan,Hayn qoys tababaran oo fahansan dhaqanka iyo diinta Hadii aynaan raadin qof toosin kara qof ama labo waxaa inaku adkaanaysa, inaan reer dhan ama Bulsho dhan aynu dhisno
QORSHAHA NOLOSHA
Explicit
DESCRIPTION : Marka Aad dhisayso qorshaha Nololasha kabilow Bay,adda kugu xeeran sida qoyskaaga Ciyaalkaaga iyo Tirarka qoyskaaga soo dhis Marka hore si,aad uhesho Bilow waxku,ool ah oo kaa saacidi kara inaad bulsho dhamaystiran oo Aad ushaqayso kadibna aad Abuurto Ruux garanaysa Qorshaha nolosha ee u noqon karta Albaab ay kasoo baxaan dad fahansan Qorshe nololeedkooda,,
QORSHAHA NOLOSHA
Explicit
Qaybta ugu Horays ee Barnaamijkan waxaa uu Kaga hadlaynaa inaan qofkasta uu Helo qorshe nololeed oo uu kuhagaajin karo ruuxdiisa si uu unoqdo qof isku kalsoon oo lagu dayankaro ilamarkaasna leh Awood qofnimo iyo (Mental) muuqada oo la oran karo waa qof wanaagsan oo bulsho Hogaamin-kara''