
Note sull'episodio
Qeybtan waxaa marti ku ah Halgan Dahir, waxaana daadihinaysa Aasiya Siciid. Wada sheekeysigan waxaan ku dul istaageynaa dhaqan, suugaan, iyo kaalinta haweenka ee qoraalka iyo hal-abuurka.
Waxa kale oo qeybtan ka muuqda Samsam Qaniya oo qaadaysa heeso ay qortay Halgan Dahir, iyo Cabdiraxmaan Samriye oo hees iyo kabanka tumaya.
Parole chiave
podcast
author
books
poetry
songwriting
somali poetry
social issues
heritage
Women
