Axmed Xasan "4by4"
Axmed Xasan "4by4"
Shaah iyo Shaxan di Fankeenna
S1 · E6
18 gen 2024
53:33
Note sull'episodio

Toddobaadkan waxa marti ku ah Shaah iyo Shaxan Axmed Xasan “4by4” @4by4arts oo ah Farshaxaniiste ku xeel dheer sawirgacmeedka oo dad badani magaciisa yaqaanaan. Waxaa la sheekestay Ibraahin Iimaan @iimaan_ka . #ShaahIyoShaxan #Podcast #VisualArts #Farshaxan ... 

Parole chiave
art
visual arts
somali art
artist